Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Oscar_dream on February 25, 2017, 09:00:37 PM

Title: Su'aal: Labadayda Xiniinyood Tan Bidix Ayaa Waxaa Kusoo Batay..?
Post by: Oscar_dream on February 25, 2017, 09:00:37 PM
Aad baan Idin salaamu DhaManTiin Dhakhaatiirta Somaliyed Ee u adeegaysa bulshadooda Ilaahay Haidinka Raali noqdo.......InTaa Ka kabacdi........Dr Waxaan Isku Arkay Xaalad Labadayda Xiniinyood Tan Bidix Ayaa Waxaa Kusoo Batay Xidido Wayna Ka dheratay Tan Midigta Imana Xanuunto Waana in mudo ah Ilaa 3 Year Ma Yihiin Kuwo Khatar Ah Oo Dhibato Keeni Kara Mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Labadayda Xiniinyood Tan Bidix Ayaa Waxaa Kusoo Batay..?
Post by: SomaliDoc on June 02, 2017, 11:51:54 AM
Waa cillad loo yaqaano "Varicocele" oo aan horay qoraal ugu faahfaahinnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0)