Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Culusow55 on March 01, 2018, 11:33:33 AM

Title: Su'aal: Markaan kacsado, gubasho ayaan dareemaa?
Post by: Culusow55 on March 01, 2018, 11:33:33 AM
Dr waxaan dareemayaa xanuun caaradda hore ee pens-ka ah,  kadib markii aan caksado,  waxaana dareenaa gubasho kaadida kadib waxaa ila xanuuna ilaa kaadi haysta, xaniinyaha .
Tusaale: markii anan kacsan ma dareemo wax gubasho ama xanuun ah, lkn markii gus-ku kaco  oo aan kaadiyo kadib ayaan dareemaa gubasho iyo kuleel korka ah ee genitalka. Hore waan siigeysan jiray lkn bilahaan danbe waan iska joojiyay. Waa maxay cudurka ihaayo Dr?
Title: Re: Su'aal: Markaan kacsado, gubasho ayaan dareemaa?
Post by: SomaliDoc on December 15, 2018, 10:48:06 PM
Waa dabiici in ibta ku xanuunto, kaadida ku gubto ama soo bixideeda ku dhibto markaad kacsatid, horay ayaan u faahfaahinnay arintaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html)