Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Libaaxa Duula on October 21, 2018, 09:00:10 PM

Title: Su'aal: Siigada dhibka ay keento?
Post by: Libaaxa Duula on October 21, 2018, 09:00:10 PM
Asc wllaha ka shaqeeya bogan waxaan qabaa su-aal siigada dhibka ka soo gaadha malaga yaabaa inuu ruuxu ka soo kabto markuu joojiyyo sida biyo baxa degdeg ah iyo muuqaal xumida ilawshaha etc mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Siigada dhibka ay keento?
Post by: SomaliDoc on March 17, 2019, 09:59:03 PM
Siigadu waxay ka mid tahay caadooyinka haddii la joojiyo laga soo kabsan karo waxyelladeeda, faahfaahinta cilladaha laga dhaxlo siigeysiga ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)