Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baxsan 1 on September 22, 2015, 03:29:32 PM

Title: Su'aal: daawada ilmaha lagu soo rido iyo uurka qoolan?
Post by: Baxsan 1 on September 22, 2015, 03:29:32 PM
uurka qoolanka ah ma soo ridi kartaa dawada uurka lagu soo diro waa kiinka la dhaho monstrol pills  ee ilmaha lagu soo rido uurkaasi oo ah sagaal wiik ?
Title: Re: Su'aal: daawada ilmaha lagu soo rido iyo uurka qoolan?
Post by: SomaliDoc on September 27, 2015, 11:02:07 AM
Maya, daawadu wixii minka ku jiro way soo ridaysaa laakiin wixii ka baxsan waa in qalliin lagu soo saaro.
Haddii ilmo qoolan ay jiraan fadlan la xiriir dhakhtar aqoon u leh.