Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CilmiSabca on August 12, 2011, 11:09:22 PM

Title: Su'aal: Mal malka ma daawaa?
Post by: CilmiSabca on August 12, 2011, 11:09:22 PM
Asc wrt wbt? Ramadaan kariim dhaqtarada iyo aqyaarta qiimaha leh. Dhaqtar, waxaan aqristay  faa'iidada saliid Macsarada (Queen of Oils) ee aad webka soo dhigteen. Markaas ka dib saliid oo dhan waan iska fogeeye Macsarada mooyee!
Dhinaca kale, haddii aan su'aashayda galo  Dhaqtarow xabagta loo yaqaan Mal-Malka ma daawaa? Gaar ahaan caruurta ma u daawaa? Tusaale inta la budeeyo oo biyo lagu daro oo caruurta la marmariyo si ay shaashada (noocyada urta, wax cusub, madax weynaadka IWM... kd...) uga celiyaan.
Sidoo kale Dhaqtarow, haddii uu nin ragga cabbo Galaas Mal-mar qasan ah, ma dhab baa in uu noqonayo nin Ciniin (impotence) ah? Fadlan Doctor Malmalka sidii macsarada aad diirada u saartay oo kale u saar (waa haddii ay dhici karto inuu daawo yahay). Waxa kale oo jira geedo kale oo dawo ahaan loo isticmaalo sida xabagta Haddi-ga la yidhaa please say more.
Thanks all. Wabilaahi Towfiiq.
Title: Re: Su'aal: Mal malka ma daawaa?
Post by: SomaliDoc on August 21, 2011, 01:23:02 PM
Xabagtu waxay ka mid tahay daawo dhaqameedyada soomaalidu isticmaasho waxyaabo badana ayayna u isticmaalaan, laakiin waxaa illaa iyo hadda la isku raacsanyahay kaliya in riixa iyo lafaha ay waxtar fiican u leedahay oo lagu daaweeyo.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan arintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3616.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3616.0.html)