Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Darmaan123 on August 14, 2011, 11:15:05 AM
-
Asc, bacda salaan waxaan doonayaa in la ii sharaxo ama la iga jaahil saaro irbada macaanka ee insulin markaad qof ku mudid ee adigana needle-kii ku mudo wax xanuun ah malaga qaadi karaa?
walaal iisoo jawaaba waadna mahadsantihiin. wsc
-
Cirbadda insulin-ka waa lagu kala qaadaa cudurrada sida aydhiska iyo cagaarshowga.
Fadlan cirbadahaaga hala wadaagin qof kale.