Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bashiir on October 13, 2014, 05:06:38 PM

Title: Su'aal: Mayuuko ayaa fara xun igu haysa?
Post by: Bashiir on October 13, 2014, 05:06:38 PM
magacaygu waa bashiir maxamed hargeisa jooga waxaaan dictoorka waydiinayaa bahal mayuuko ah  ayaa fara xun igu haysa aniga iyo xaaskaygii isla dhimanay fadlan ibadbaadi waa arin naxdin lah ii sheeg dawo aan ku yarayn hamada waxaan samayey waxkasta oo lagu yaraynkaro sida qaad cunis malmal cabid hadan waxba kamatrin fadalan i badbaadiya
Title: Re: Su'aal: Mayuuko ayaa fara xun igu haysa?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2014, 06:58:48 PM
Waxaa halkaan ka akhrisataa waxa Mayiikada ama Mayuukada ay tahay? waxa keeno iyo qaabka loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3933.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3933.0.html)

Haddii aad su'aal dheeraad qabto ama faahfaahin la xiriirta su'aashaada markaa qoraalka akhrisato, isla halkaan nagu soo waydii.

Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa.