Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muwadin_Qaran on November 22, 2017, 08:11:43 PM

Title: Su'aal: Xiniintayda midig way ka yar tahay xiniintayda bidix?
Post by: Muwadin_Qaran on November 22, 2017, 08:11:43 PM
Asc SomDoc bacdal salan su'aal ayan ayan raba ina laga cawiyo oo warbixin dheeraad ah la iga siiyo  su'asheyda waxey tahay.
 Xaniinteyda midig xaniinta bidix wey ka yartay mida bidix aya yar
Marka ciladas  maxa sabab u ah oo keeno dr?  sideena lagu xaliya arintaas  dhibatoyin xaga galmada wax dhib me u keneysa dr arintaas xal iga sheg dhaqtar noocena la xariira
Su'asha labad
Xaniinyaha oo hoos u dheerada maxa keeno mar marka qaar ?
Waxan rajeyna in su'asheyda  la iga so jwbi dono
   Mahadsanidiin SomDoc
Title: Re: Xaniinyaha?
Post by: m.mo141 on November 24, 2017, 07:39:08 AM
wcs , Bro Aniga sidaaas Ahaa waaxan Gursaday 2013 ila hada Uur la ima qadin , India ayaan Ka Imid sept in this year , Waxana galay Qaliin Ah Varicecole o xiniinta bidix aya i dheeread xidido ku jiraan aya waynayeen marka saaas ayan ku galy qalin yar socinayo 1sac iyo bar
Title: Re: Su'aal: Xiniintayda midig way ka yar tahay xiniintayda bidix?
Post by: Muwadin_Qaran on November 27, 2017, 10:48:06 PM
:-X
Hada ka waran bro markaa qaliinkas mar tahay maxa is badal dareentay
Title: Re: Su'aal: Xiniintayda midig way ka yar tahay xiniintayda bidix?
Post by: Sadaq10 on November 16, 2018, 01:43:21 PM
Walal muqdisho qaliin Varicecole malagu sameeya