Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qureesh2016 on July 23, 2017, 10:19:21 PM

Title: Su'aal: Waxaan kabuubyo ka dareemaa xubinta?
Post by: Qureesh2016 on July 23, 2017, 10:19:21 PM
Asc dr waan sulamay bacda salan Dr waxan isku arkay markaan cabaar salka dhulka ku hayo ama meel kutiisado anoo lugahuna ii fid Sanyihiin waxan kabuubyo olol wadata kadareemaa xubinta taranka hadaan xirto surawal igu dhagsan ama meel ciriirya galo waxaa igaraaca xininta madig marka maxiinta  kabuubyada iigu wacan
Title: Re: Su'aal: Waxaan kabuubyo ka dareemaa xubinta?
Post by: SomaliDoc on May 21, 2018, 02:50:45 PM
Haddii aad isku aragtid kabuubyo joogto ama soo laalaabto oo dhianca salka illaa qooraha waxa tilmaan u tahay in cillad lafdhabarta ay jirto ama hadda ka hor lagaa daaweeyay xanuun lafdhabarta galo sida Tb-da oo kale, laakiin haddii kabuubyadu ay tahay uun markaad salka ku hayso dhul adag muddo, taasi waa caadi, cilladne maahan.

Haddii midda hore ay tahay, waa ina dahbarka qeybta hoose lagaa saaraa sawir lagu ogaanayo inay cillad jirto iyo in kale.