Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amal2004 on November 18, 2015, 12:02:51 AM
-
Waxaan aad usalamay dhaman dhaqatirta ilaahey ha idinka abaal mariyo aqiiriyo Aduunbo su aasheyda wax wayay walaalkey oo somalia joogo ayaa caloosha laga qabta oo xanuunto waxuuw xanuunkas hayna in muda 2 ila 3maalmod oo uuw afka wax sarii kariin cuntada uuw cuno waa uuw so matagaya waxuuna ahay in mudoo badan ah waxaan la dhaha wax ku hayo waa jaardi laambi goryaanki ladhahay marka waxaan raba in aad iga caawisan dawada ku haboo ee qofkas qadaan karo aniga waxan ku suganahay america
-
Halkaan ka akhriso xanuunka uu keeno Jaarda laambiyaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,837.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,837.0.html)
Midda kale waxyaabo badan ayaa keeni karo calool xanuunka, hadduu qofka markuu daawo qaato oo weli xanuunka uu dareemayo waa in baaritaano lagu sameeyo.