Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Husni on August 02, 2015, 10:36:26 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeni karo hiiq dheer?
Post by: Husni on August 02, 2015, 10:36:26 PM
Maxaa keeni karo hiiq dher? Maxa calamad ah oo kaso muqa karto? Qofga qabo maxa daawo ah oo lasiin karaa?
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeni karo hiiq dheer?
Post by: SomaliDoc on August 04, 2015, 10:25:40 AM
Xiiqdheer ama Qixdheer waa xanuun u badan caruurta, haklaan ka akhriso warbixin faahfaahsan oo ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1355.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1355.0.html)