Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qaalib on June 16, 2016, 08:45:56 AM

Title: Su'aal: Maxaa keena xiniinyo xanuunka ?
Post by: Qaalib on June 16, 2016, 08:45:56 AM
waan idin salaamay somalidoc waadna ku mahad san tihiin sidaad umada ugu faa'idaysaan  kadib waxaa idhibay xiniiyo xanuun mudo 4 sano ah waxaana tagay dhaqaatiir badan iyo pharmacy badan markastana waxau ishegan inaan infection qabo waxayna isiiyaa kiniin  ama irbado marka waxba ii mataraan hadii laga tagi waayo 1 ilaa 2 isbuuc ayay xanuunka iga yaraha dajiyaa marka waxan idinka codsanayaa talo iyo cudurkaygas wuxuu yahay inad ishegtaan xataa dhabarka qeybtiisa hoose waa i xanuuntaa marar badan waad mahad santihiin igana raali noqda hadaan qalad galay
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena xiniinyo xanuunka ?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2016, 11:25:58 AM
Fadlan la xiriri dhakhtar ku takhassuay caafimaadka ragga ee "Urology"
Waxyaabo badan ayaa keeni karo astaamaha aad tilmaantay, waxaana haboon in lagugu sameeyay baaritaanadii loogu talagalay cilaldahaas.