Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac2020 on July 10, 2016, 08:18:04 PM
-
asc Dr waxaan kuwediinyaa ka soobaxa maxaakeena markuu qofka uu kubato markan mid iska daweeyo midkale ba soobaxaya maxaan ka yelaa waliba madax buu kasoobaxaya
mahadsanid
-
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0)