Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: drmire on September 19, 2017, 09:40:44 AM

Title: Su'aal: Baaritaankii daawada Lumigan?
Post by: drmire on September 19, 2017, 09:40:44 AM
Asc dr.allh haku barakeeye waxaan rabaa inaad iiga jawaabto su,al dr. waxaad mar hore noosheegtay in daawada .lumigan. ee lagu daaweeyo cudurka cadaadiska indhaha ey dhakhaatiir baaris ku sameynayan taaso la arkay iney koriso timaha indhaha dhakhaatiiruna ey sheegen in hadii lagu guuleysto baaritaan kaas ey xal u noqon doonto bidaarta marka dr.waxaan rabaa inaad iga jaahil bixiso meesha uu ku danbeeyay baaritaan kaas? maxaase natiijo ah oo kasoo baxay ?