Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on November 16, 2017, 02:01:06 PM

Title: Su'aal: Dhiigga Aabbo iyo aniga ma isku nuuc baa?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on November 16, 2017, 02:01:06 PM
Doc, wan kuslamaya adiga iyo Dhakhaatiirta kale, Doc waxan doonnaya in wax ka ogaado blood  group, tusale Hadii Aabahaygu dhiiggisu yahay +O anigan ma Noqon karaa Dhiiggaygu O+?
Een labada waalid keeba ixtimaalka leh in uu dhiigaygu uu raaco, walow Hooyo hadday tahay A+, Aabbo uu yahay O+ keeba raacayaa anigu?


Doc, su'ashan waa ii muhiim in wax ku ogaado kala duwannaasha xagga dhiigga nuucyadisa. Waxan rajaynayaa in aad iga jaahil bixin doonnto. Insh Allh.
Title: Re: Dhiigga Aabbo iyo aniga ma isku nuuc baa
Post by: CilmiSabca on November 16, 2017, 07:56:06 PM
Linkiyadaan ka akhri:-
Dhiigga Hooyada, Caruurta + Aabaha
https://goo.gl/oxPSnG

Dhiigga Hooyada + baby
https://goo.gl/BJJnHP

Su'aalo dheeraad ah:
Ku soo dir:-
Halkaan (http://bit.ly/2fhsR0N)