Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bilaal2016 on August 14, 2016, 04:31:47 PM

Title: Su'aal: Biyo bax deg deg ah iyo awood yari?
Post by: Bilaal2016 on August 14, 2016, 04:31:47 PM
Asc Walal waxaan ahay Nin dhalinyaro ah ' oo mar dhow guursaday dhibka ugu Weyn oo i heeysta waa in Marka aan gacsado Guska uu yahay mid tabar yar oo jilcan oo awood aan laheyn mida labaad markaan xaaska u tago Oo aan afka u Saaro ama mar mar xoog KU geliyo biyo Ayaa soo booda ' arinkaas dhibaato Weyn ayeey igu heeysa ' mida kale xaaska uur MA qaadi kartaa mise biyo Haas waa kuwa daciif ah oo xaaska uur MA qaadi karto ' isoo jawaab wel wel BA an baa IgA haaya arinkaas
Title: Re: Su'aal: Biyo bax deg deg ah iyo awood yari?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 09:42:04 AM
Fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0)