Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikani on March 15, 2011, 01:26:30 PM
-
asalamu calaykum hadaan ahay qof aad wax u cuna socodkaygana uu yaryahay aan exercise badan samayn sideen ku yareen karaa appetite kayga
-
Waxaad caafimaadkaaga ku kontrooli kartaa haddii aad tahay qof aan socsocon in aad cunto cunno isu dheelli tiran kana fogaatid cunnooyinka lagu cayilo.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cunnada isu dheellitiran:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html)