Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caqli on October 14, 2011, 09:30:24 AM

Title: Su'aal: Kaneeco kugu raagtaa macaan ma sababi kartaa?
Post by: Caqli on October 14, 2011, 09:30:24 AM
doc waan ku salaamay
kaneecadu haday kugu raagto xanuunka macaanka ma sababi kartaa in uu qofka ku dhaco?
Title: Re: Su'aal: Kaneeco kugu raagtaa macaan ma sababi kartaa?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2011, 01:15:24 AM
Cudurka kaneecada inuu kaadi macaan ama sonkorow keeno lama sheegin, haddii su'aashaada ay saa tahay.