Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gifted on August 17, 2019, 02:50:19 PM
-
Assalaamu Caleykum Doctor,
Doctor, waxaan rabay inaan wax badan caafimaad ahaan ka ogaado, waxa la moodo sida kareemka oo kayimaada xubinta taranka ee dumarka marka lagu gudo jiro galmada?
Doctor, sidoo kale ma wax jiraa ‘squirting’? Maxeyna noqonkartaa?
Mahadsanid marwalba.