Somali Medical Forums
Administration Panel => SD Support and Suggestions => Topic started by: Nuur12 on November 19, 2011, 02:16:19 PM
-
waad salaaman tihiin dhamaantiin bahda somali doc waxaan qabaa cabasho yar taas oo ah waxan su aalo soo dirtay 7/11/2011 iyo 9/11/2011 oo aanan ilaahada hayn jawaabtii ma websit ka ayaa laga guuray mise ciladkale baa dhacday waa mahadsantihiin
-
Waxaan ka xunnahay in jawaabaha su'aalaha ay qaataan waqti ka dheer sidii hore mashquul awgiis, marka su'aalahaaga iyo kuwa kalaba ee aan laga jawaabin 10-kii maalmood ee la soo dhaafay waa laga soo jawaabi doonaa sida ugu dhakhsiyaha badan insha'llah.
Dr.Mahdi