Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saarsaare on August 09, 2015, 06:51:00 AM

Title: Su'aal: Biyaha shahwada ma dhamaadaan, maxaase lagu badiyaa?
Post by: Saarsaare on August 09, 2015, 06:51:00 AM
waxaan dhaqaatiirta sharafta leh waydiinayaa su,aal ah ninka raga ah biyaha shahwada maka dhamaataa  hadayse yaraato maxaa lagu badin karaa? qofkiise siigaysan jiray mudo dheer biyahiisa qatar ma ugu jiran inay gabi ahaan dhamaadan?
Title: Re: Su'aal: Biyaha shahwada ma dhamaadaan, maxaase lagu badiyaa?
Post by: Fahrer2015 on August 09, 2015, 02:22:36 PM
 ma dhamadaan biyaha ragu " balse waxaa yaraan kara tirada iyo tayada shahwada, taas oo keeni karta mar marka qaar in ninku biyihiisu uurayn kari wayaan xaaskiisa sababo la xidhiidha biyaha oo awoodoodu yaraato,balse biyuhu gabi ahaanba ma istaagayaan.           hadii biyaha awood dari ku dhacdo waxaa sababa waxyaabo badan taas oo u baahan baadhitaan dheeri ah sababta keenaysa in  awoodooda biyuhu yaraato.      hadii qof sigaynsan jiray mudo dheer  waxaa jidkiisa ka baxa vitamins,minerals iyo corbonhydrate taas oo hoos u dhigi karta tirada iyo tayada shahwada.                     shahwadu waxay kooban tahay fructose
ascorbic acid
zinc
cholesterol
protein
calcium
chlorine
blood group antigens
citric acid
DNA
Magnesium
vitamin B12
phosphorus
sodium
potassium
uric acid
lactic acid
nitrogen
other nutrients. qofku markii uu siigaysto 3-4 jeer maalinkasta mudo badan,waxay keenta in jidhkiisa kabaxo uu awood daraado dhibatooyin badan oo ay kamidyihiin  tayada biyaha oo yaraada,Xunbinka Taranka oo jilca. biyaha oo dagdag ku yimaada waxkayar daqiiqad.   in aad soo celiso vitaminkas iyo macdantas aad bay u adag tahay cunto kali ahba wax ma tarayso sababtoo ah waxa kaa baxay iyo vitamika iyo macdanta aad qadatay ismalahanayan. Ogow galmada  iyo siigaysigu waa kala labo, dhibaatada siigaysigu waa mid aan la iska indho tirikarin.  badana waxa la dareemaa saamaynteeda marka xeero iyo fandhaal kala dhaceen. marka ugu horaysa ee uu qofku bilaabo siigaysiga waxay ku qaadataa wax badan  in biyo kaga yimadaan. mar  marka kadanbaysa way sii yaraanaysaa inta uu ninku biyaha haysan karo.  marka ugu danbaysa waxay keenta in daqiiqad kayar  ay hawshu kaga dhamaato. hadii aad mudo dheer siigaysan jirtay oo isku aragto biyo  bax dag dag ah JOOJI siigaysiga sababtoo ah waxaa ku xiga in xubinka taran ama G*sku uuba kici waayo (Jileec).
Title: Re: Su'aal: Biyaha shahwada ma dhamaadaan, maxaase lagu badiyaa?
Post by: Almis on August 20, 2015, 12:37:59 AM
asc WR WB  DHAMMAAN TAKHAATIIRTA SOOMAALIYEED ,  IYO HOWL WADEENADA WEBKAAN QIIMAHA  IYO FAA IIDADA LEH  ka warama qofka aya dhibtasi haysato oo aya ku dhacda  dictor biyaha oo yaraada,Xunbinka Taranka oo jilca. biyaha oo dagdag ku yimaada waxkayar daqiiqad oo waliba sida sheegtay inu vitaminkas iyo macdantas aad bay u adag tahay cunto kali ahba wax ma tarayso hadaba waxay thy su aashu qofka xalada ku jiraa maxa uu dabib noqone karaya ma jira daawo natural ama dharag ah oo lagu so celine karayo  vitaminkas iyo macdantasi ka baxay siii uga baaxo dhibtasi . ma jirane cuuno so celine karaya awoodisi xubinta taranta iyo vitaminkas iyo macdantasi iyo siii uga baaxo biyaha oo dagdag uga baxo ugana badbado Xunbinka Taranka oo jilca.
Title: Re: Su'aal: Biyaha shahwada ma dhamaadaan, maxaase lagu badiyaa?
Post by: SomaliDoc on August 21, 2015, 12:10:47 PM
In cunto aysan waxba kuu taraynin oo tirada ama tayada shahwadaada ay yaraatay adiga ma ogaan kartid waa in shahwada la baaraa kadibaa la ogaan karaa talada nocoa ay noqonayso, fadlan la xiriir dhakhtar oo samee "semen analysis"
Title: Re: Su'aal: Biyaha shahwada ma dhamaadaan, maxaase lagu badiyaa?
Post by: Fahrer2015 on October 01, 2015, 02:39:00 PM
wax yaabaha kor lagu soo sheegay waa inaad u qaadato aqoon guud ma aha inaad kuso gabagabaysid in lagu baadhay ama dhibkaagi aad heshay xalkisii , waa inaad u tagtaa dhaqtar si laguu mariyo baadhitaaan dhereed ah.
Title: Re: Su'aal: Biyaha shahwada ma dhamaadaan, maxaase lagu badiyaa?
Post by: Omarabdi on March 28, 2020, 11:46:42 AM