Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayuusha on April 22, 2019, 11:16:02 PM

Title: Su'aal: Garbahaa oodin ka dareemaa?
Post by: Ayuusha on April 22, 2019, 11:16:02 PM
Asc doctr
Waxaan isku arkaa garbaha mesha ku dhamaadan inan xanuun oodin cml ah aan ka daremo in muda ah
Dhaqtr ban mar tagay wuxu igu yidhi gastric aya leh
Dawoyin waan qatay waana sidii