Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Numan on January 23, 2012, 10:19:22 AM

Title: Su'aal: Biyo bax dag dag ah?
Post by: Numan on January 23, 2012, 10:19:22 AM
walaal waxaan idinku salaamay salaanta islaamka  asalamu calaykum waraxmatulaah

sida ku qoran shuruudaha su aasha waan eegay suaashayda  jawaabo badan ood ka bixiseena waan arkay laakiin  saan wax u rabay
umaydan sheegin idinka oo raaliya waxaan jeclaystay inaan anigu xaalkayga idiinka waramo
waxaan ahay nin dhalinyara oo dagan italy  xaasna kuleh  waxaan isku arkay biyo bax dag dag ah iyada oo xaga kacsigaygu aad
u wanaagsanyahay unugtayda tarankuna hadaan dareen qaato ay horay u kacayso hadana biyo bax dag dag ah ayaa i haysta
 sida aan arimo badan ood qorteen ku arkay  waxaad tiraahdeen waxaa sababi kara cabsi iyo wal wal labaduba way isoo mareen mudo
3 sano ahna cabsi iyo fikir iyo wal wal intaba waan ku soo jiray
laakiin imika allhamdullilah waxaan wal walka reeraha ahayn imahayo markaa doctors aniga maxaa xalkayga yahay ayaad u malaynaysaa
dhakhaatiirta talyaanigu sida aad wax ii fahansiinaysaan ii fahansiin maayaan ayaan filayaaye      salaamu callaykum
Title: Re: Su'aal: Biyo bax dag dag ah?
Post by: GEEDOOW on January 25, 2012, 03:50:07 PM
ANIGU TAKHTAR MA IHI LAAKIIN WAXAAN QABAA IN AAD KADHEERAATO WAXYAABAHA CADADA XUNXUN OO DHAN , OO AAD NAFTAADA KU MASHQUULISO CIBAADADA ALAH , SIDA QURAAN AKHRISKA , ADKAARTA , SALAADAHA WAAJIBKA AH IYO KUWA SUNADA AHBA , IN AAD U TAKTO TAKHTAR WANAAGSAN OO ARINTAADA WAX KAALA QABTA , XANUUNKA PROSTAADKA DHOWR QEYBOOD AYUU U KALA BAXAA , WAANA LAGAMAMAARMAAN IN TAXAALIIL LAGAA QAADO SI LAGUUGU QORO DAAWADA KUGU HABOON MARKAAS . WAXAAN ILAAH KAAGA RAJEYNAYAA CAAFIMAAD DEGDEG AH , IS ILAALI ADEER .
ASC WR WB .