Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bardacad33 on April 21, 2011, 03:07:00 PM

Title: Su'aal: Caafimaadka iyo duhurkii oo la galmoodo?
Post by: Bardacad33 on April 21, 2011, 03:07:00 PM
marka hore waad salamanti hiin dhamaan dhaqatiir ta salaan ka dib hadaan su.aashayda ugudbo
 walaal galmada malintii duhur caafimaad ahaan maxy keni kartaa duhur kii bacadl qado mahad sanidiin
Title: Re: Su'aal: Caafimaadka iyo duhurkii oo la galmoodo?
Post by: Drkheyre on April 21, 2011, 10:11:46 PM
Wacaleykum Wasalaam,

Galmada la galmooda subaxii (6 am to 12pm), galabtii (12:01 pm to 6 pm),  fiidka (6:01 pm to 12am) ama habeenkii (12:01 am to 6 am) wax farqi ah oo u dhaxeeya ma jirto dhamaantoodna wax saameyn ah oo caafimaadka ku yeelan karto ma jirto.
Haddii galmada aadan ku walfin (Sex addiction) wax dhibaato caafimaad ah malahan, laakiin hadii maalintii 1 ama 2 wax ka badan aad galmo sameysid waxaa dhici kara waxyeelo badan waxaana qatar uku jirtaa hoos u dhac tirada spermada.

by Drkheyre