Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Siyaad Axmed on October 04, 2011, 09:53:34 PM

Title: Su'aal: Shahwada oo ibta soo buuxisa?
Post by: Siyaad Axmed on October 04, 2011, 09:53:34 PM
waa idin salaamay dhamaan dhakhaatirta somaliyeed aad ayaad umahadsantihiin
sida wanaagsan oo dadka walaalihiina uku caawinaysiin aqoontiina ilaahay haidinka
ajirsiiyo hadaan usoogudbo su aashayda waxaan isku arkay hadaanan samayan galmo'
hal isbuuc in ay shahwada ay ibta sobuuxiso ina bararaan qanjirada markaan lasameeyo galmo
xaaskayka shahwadaas waxay ika soodaadanee daqiiqad kadibne shahwokale ma ika imaanayso
xataa hadaan isku dayo inaan marlabaad lagalmoodo xaaskayka marka cudurkaas waa maxaay
waxaan idinka rajeynaa inaad sifiican iifahanteen walalaha dhakhtarada waxaana idinka sugaa
jawaab insha alaah waxaana ahay nin dhalinyara ah
Title: Re: Su'aal: Shahwada oo ibta soo buuxisa?
Post by: SomaliDoc on October 07, 2011, 07:40:21 PM
Maxaad kala jeeddaa shahwada oo ibta soo buuxiso, ma shahwada ayaa iska timaado adigoo caadi ah? mise way kaa timaadaa markii aad haweentaada la ciyaarayso inta aadan u galmoon? mise waxaad ka cabanaysaa kaliya biyo-bax dagdag ah?

Fadlan su'aashaada soo faahfaahi.