Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amran Mohamed on May 13, 2017, 07:30:28 PM

Title: Su'aal: Naasaha ibtooda oo aad ii xanuunaa?
Post by: Amran Mohamed on May 13, 2017, 07:30:28 PM
Asc dr waxan isticmalay dophaston oo la iso qoray sababo caafimad lkn side effect ayan ka daremaya naasaha ibtooda oo aad ii xanuunaa dharka xata iga dhipaayo horey na iskuguma aan arag tnks dr jawab ayan ka sugayaa qeyr allaah ku siyee
Title: Re: Su'aal: Naasaha ibtooda oo aad ii xanuunaa?
Post by: SomaliDoc on October 25, 2017, 08:22:14 PM
Danqashada naasaha waa waxyeello ay wadato daawada "Duphaston", haweenka loo qorane badankood way isku arkaan, hadduu xanuunka ama danqashadu siyaado tahay waa inaad la tashataa dhakhtarkii daawada kuu qoray.