Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac2020 on May 16, 2017, 10:16:34 AM

Title: Su'aal: Lowska ma badiyaa shahwada?
Post by: Jaamac2020 on May 16, 2017, 10:16:34 AM
Waxaan maqlay lowsku inuu shahwada raga uu badiyo???
Title: Re: Su'aal: Lowska ma badiyaa shahwada?
Post by: SomaliDoc on November 19, 2017, 10:08:45 AM
Lowska iyo yicibta waxaa ka buuxa borotiinka loo yaqaano "Arginine" oo macdan qeyb weyn ka qaadato samaynta unugyada shahwada, sidoo kale waxaa ku jiro macdanta loo yaqaano "Zinc" oo iyadane muhiim u ah tirada iyo socodka xawada "Sperm", laakiin waxaa muhiim ah in la ogaado shahwo yarida ka dhalato xanuunada qaar sida caabuqa, tubooyinka xirma iyo unugyada xiniinyaaha oo wax gaara, waxba kama taro lowsa, wuxuu lowska iyo yicibta u fiican yihiin dadka aan xanuunadaas qabin, laakiin fitamiinnada iyo macdanta soo saarka shahwada muhiimka u ah ay ku yar tahay.

Akhriso cilladaha ku dhaco shahwada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0)

Wixii su'aalo khaas ah ama faahfaahin ku saabsan igala soo xiriir boggeena Facebook-ga: https://www.facebook.com/HealthySomalia/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/)