Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abukar mohamed on October 22, 2017, 10:32:33 AM

Title: Su'aal ku saabsan nabraha xubinta taranka?
Post by: Abukar mohamed on October 22, 2017, 10:32:33 AM
Asc dhamaan DRs ka Somali doc
Waxaan rabay in laiga caawiyo ama laiga jawaabo suashaan.
Maihi qof xaas leh mana ihi qof waligiis galmoodey.marka maxa keni kara nabrahaas aadka u yar
»nabraha yar yar ee kasobaxa afka hore ee xibinta taranka ragga islamarkaa aan xanuun iyo cun cun leheyn mxaa ladihi kara hadey cadhi yihiina halaiishego.
Balse maxaa daawa uah
#mahadsanid
Title: Re: Su'aal ku saabsan nabraha xubinta taranka?
Post by: SomaliDoc on November 19, 2018, 08:30:09 PM
Nabraha ka soo baxa jirka waa nuucyo badan yihiin, waxaa lagu kala gartaa aragti ee fadlan dhakhtar la xiriir si loo fiiriyo.