Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amar aj on January 01, 2018, 06:12:31 AM

Title: Su'aal: Cilladda rabaaniga ee Hypospadias?
Post by: Amar aj on January 01, 2018, 06:12:31 AM
Dr waxaa rabaa inaa wax iga sheegto cilada rabaaniga ah ee hypospadias
Qaliin hore ayaa jiro laguma guuleesan mid kale inaa galo diyaar ma u ihu marka maxaa talo ah
Title: Re: Surgery
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 01, 2018, 10:47:28 AM
Halkaan ka akhriso tallooyin dhameystiran oo la xiriira,( Hypospadias)


http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0)
Title: Re: Su'aal: Cilladda rabaaniga ee Hypospadias?
Post by: CilmiSabca on January 04, 2018, 01:11:16 AM
"Waa cillad abuuris oo caruurtu qaar ku dhalato, wuxuuna ku dhacaa xubinta taranka, taasoo hoos u fooraarto, ibta afkeedane ay meesha hoose ku taallo inta ay foodda hore ku taalli lahayd, waxaana loo yaqaanaa arintaas "hypospadias", waxaana lagu saxaa qalliin.

Fadlan la xiriir dhakhtar ku takhassusay qalliinka xubnaha taranka ragga ee "Urologist", isagaa howshiisu tahay inuu qalliimadaas sameeyo."

Somalidoc