Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mihsin on March 26, 2018, 09:38:29 PM

Title: Su'aal: Waxaan guursaday labo naag?
Post by: Mihsin on March 26, 2018, 09:38:29 PM
Wan idin salamayaa marka hore su,aal ayaan qabaa doc waxaa waaye adigoo mahadsan waxan guursaday labo naag midba waxay ii dhashay 3 sedex caruur ah mid waa kala tagnay mid waan qabaa inkastoo 2010 aan keenay markaa aad baan u siigeysan jiray marka qaadka waan cuni jiray xaaskii markii uu ii timi xanuuno badan aan kaa aqristay waan isku arkay laakiin doctoadii oo dhan waan maray dawooyin fiican waan qaatay hawsheyda markii horeba ma xumeyn lakin xanuuna aan isku arkay kiniino ayan ka qatay marka suaasha aan qabo waxa waaye xaaskii labo jeer ayey uur qaaday waa soo dhicisay waan is baarnay waxay leeyihiin manida markii laiga qaaday manida waa ok lakin waa lagaa soo qaadaa naagta a lagu beeraa iyada dhib ma qabto dhibkana aniga xageyga waaye markaa maxaa ii dawo ah ilahay baa haayee aan ku dhali karaa maadama aan wax weyn qabin Asc
Title: Re: Su'aal: Waxaan guursaday labo naag?
Post by: SomaliDoc on December 18, 2018, 11:03:32 PM
Walaal si talo fiican laguu siiyo waxaa haboonayd in aad nala wadaagtid cilladda lagaa sheegay iyo sababta keentay in adigoo galmoon kara, xaaskaagane caafimaad qabto in shahwada lagaa qaado kadibne iyada lagu beero, badanaa beerista uurka ee IVF waxaa la sameeyaa markay cilladdu badanaa dhinaca haweenka tahay, cilladda ugu badanne waa tubooyinka xirma, faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5791.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5791.0)