Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hamze_a on April 13, 2018, 10:28:15 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno dildillaaca bishmaha?
Post by: Hamze_a on April 13, 2018, 10:28:15 PM
Asc waan salaamay dhaqtarka iyo dhamaan bahda ka howlgasha page kaan
Suaal: maxaa keena dildilaaca bishmaha
Siiba bishinta sare maalin walba cad bn ka diifaa waxad moodaa inay casaanayso
Maxaa lagu daweeyaaa?
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno dildillaaca bishmaha?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on May 03, 2018, 08:10:23 PM
Fadlan, halkan ka akhriso dildilaca bishinta (cheilits) , oo hadda kahor dhakhtarka ka halay.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html)