Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Feysal_44 on June 28, 2018, 07:21:30 AM

Title: Su'aal: Cunida ukunta badan dhib may leedahay?
Post by: Feysal_44 on June 28, 2018, 07:21:30 AM
Asc Dr mar walba waan kaga mahadcelinayna hawsha aa bulshada u hayso
Waxan rabay inad xog iga siso
Cunida ukunta badan in ay wax saamayn ah keento dadka qaar waxan ka maqlay hadi ay badato beerka uma fiicna ukunta la kariyey ayan daily 2 xabo ka cuna marka waxa rabay ina commentgada arko
MAHADSANID!!
Title: Re: Su'aal: Cunida ukunta badan dhib may leedahay?
Post by: SomaliDoc on January 06, 2019, 10:54:24 AM
Su'aashaan mid la mid ah ayaan horay uga jawaabnay ee link-gaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7826.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7826.0)