Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on August 28, 2017, 03:37:21 PM

Title: Su'aal: Sanjabiilka iyo Galmada?
Post by: Ashom on August 28, 2017, 03:37:21 PM
Sanjabiil ku wax faa'ido ah ma ileeyHay galmada
Title: Re: Su'aal: Sanjabiilka iyo Galmada?
Post by: SomaliDoc on July 04, 2018, 11:26:24 AM
Cilmibaaris lagu sameeyay arintaan waxaa la ogaaday in sanjabiilka uu kordhiyo hormoonka Testosterone iyo LH, sidaa darteed wuxuu caawiyaa ama xoojiyaa dareenka ragga, waxyaabaha kale ee laga faa'ido sanjabiilka qoraalkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6530.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6530.0)