Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan ahmed farah on August 27, 2018, 06:29:36 PM

Title: Su'aal: Nuunahayaga wuxuu leeyahay shanqar badan?
Post by: Hassan ahmed farah on August 27, 2018, 06:29:36 PM
Asc dhamaan dhakhaatiirta waan salamayaa salaan kadib waxaan dhakhaatiirta weydiin lahaa waxaa iidhshay ilmo yar xaaladiisa caafimaad ee guud waa caadi waxaa uu jiraa 27bari dr marka waxaa uu leeyahay shanqar badan oo xaga neefta marka uuneefta qaadanayo waxaad moodeeysaa in ay feerihiisu isku dhagayaan dr marka arintaas maxaa lagu cilaajin karaa
Title: Re: Su'aal: Nuunahayaga wuxuu leeyahay shanqar badan?
Post by: SomaliDoc on January 29, 2019, 08:46:25 PM
Caruurta markay dhashaan naqaska ku dhaga waxaa dhici karta inuu yix ka dhargay oo u baahnaa in laga soo nuugo, badanaa haddii naaska safiican loo siiyo, cunuga dhowr jeer ayuu matagayaa xabkaas ku dhagan wuuna iska fiicnanayaa, waxaan kugula talin lahaa inaad dhakhtar caruur u gaysid si xaalada cunuga loo qiimeeyo sababtoo ah mararka qaar waxaa dhacdo inuu xanuun sababada ah inuu ku dhashay taasoo keeni karta cabburka iyo shanqarta ka yeerayso.