Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdilahi hassan on March 21, 2017, 10:37:12 AM

Title: Su'aal: Waxaan qabaa xasaasiyad?
Post by: Abdilahi hassan on March 21, 2017, 10:37:12 AM
Asc dhamaan dhakhaatiirta ku hawlan u shaqaynta bukaanada iyo cilad dareemayaasha wan idin salaamy. itaa kadib waxaan qabaa XASAASIYAD                                               waxa aan dareemayo waxa kamida.        1.Qufac fara badan                                     2.indho cuncun                                            3.cago xanuun                                             4.dhabar xanuun                                         5.madax xanuun waliba dhinac ah         Markaa waxn rabaa daawo ii sheega maxan isticmaala waliba Waxan leeyahy SANBOOR
Title: Re: Su'aal: Waxaan qabaa xasaasiyad?
Post by: SomaliDoc on June 26, 2017, 09:57:33 AM
Astaamaha aad dareemayso wuu leeyahay cudurka samboorka, ee halkaan ka akhriso cudurkaas oo faahfaahsan iyo qaab dabiici ah oo loola tacaali karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0)