Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abuuyuusuf on January 24, 2015, 07:48:46 PM

Title: Su'aal: Saxarada oo toos u imaanin?
Post by: Abuuyuusuf on January 24, 2015, 07:48:46 PM
DR  waa idnsalamay dhamaan tiin salaan kadib waxaan jacelaan lahaa in aad iiga soo jawaabtaan saxarada oo aan iga imaaneen  marka aan galo musqusha hadii aan iska riixo iyo hadii kalaba wax iga imaanaa malahan ilaa aan gacantayda kaga soo nadiifiyo oo aan faraha galiyo
cunto cunitaan kaygana waa cadi si fiican ayaan u cunaa  mahadsanidiin
 

caafimaadka ilaahaa hayo dhamaan alaha na caafiyo
Title: Re: Su'aal: Saxarada oo toos u imaanin?
Post by: SomaliDoc on February 17, 2016, 02:06:44 PM
Halkaan ka akhriso waxa keeni karo cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5547.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5547.0.html)