Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamed1969 on August 13, 2010, 02:41:18 AM

Title: Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?
Post by: Maxamed1969 on August 13, 2010, 02:41:18 AM
walaalayaal dhaqaatiirta waxan weeydiinayaa waxa jirka dhexiisa iiga socdo hawo guureeyso marmarna xanuun igu qabato markeey guureeyso e maxaa u sabab ah hawada   in jirka dhexgasho amaba daawadeeda ah mhadasnidiin
Title: Re: Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?
Post by: SomaliDoc on August 13, 2010, 03:34:13 PM
Caafimaad ahaan ma jirto hawo jirka dhexdiisa ku dhexguurto laakiin waxaa jira dhowr cudur oo astaamahooda ay u ekaan karaan in hawo ay kugu dhex socoto?

Haddii qofku uu ka dareemo in feeraha dhexdooda ay hawo ku dhex wareegeyso, wuxuu badanaa ka cabanayaa cudurkaan:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1970.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1970.0.html)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2272.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2272.0.html)
Hadii qofku uu ka dareemo in caloosha dhexdeeda ay hawo ku dhex wareeganayso, wuxuu ka cabanayaa cudurkaan:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0)