Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: kaltun-dagan on June 17, 2019, 11:41:22 PM

Title: Su'aal: Xanun dhanka maskaxda ku saabsan?
Post by: kaltun-dagan on June 17, 2019, 11:41:22 PM
Asc wr wb dr waad salamantihiin salan kadb waxaan rabaa inaad iga caawisaan laba suaalood maskaxda kusaabsan mida koowaad waa xanun odeygega hayo oo in kabadan sedax jeer mudo sanado ah isku arkay taaso ah maskaxda dhanka midig isha ilaa margiga oo halmar xanun qabatin ah qabto taso lawarero uu xita lalabo qabato sido kale wadna garaac lasocdo intas daqiqada xanunka heyo uu la rafto suasheyda kowad wa midaas
mida labad wa mid aniga isku arkay mudo laba sano laga joogo isla maskaxda kusaabsan hore iskuguma arag waxaa umalenaa inu sababay maalintas kahor iskuma arag waxay ehed maalin qabow xun dhacayo jakad aan garbo leheen ayan kubaxay wan dagdagsanaa taaso kentay si xun inu garbaha igaso dhaco qabow marka guriga imid qabowga sida iskaga yareyo biyo kulul iskaga shubay garbaha maalintas kadb waxan isku arkay dhanka bidax maskaxda ilaa kelida oo kababyo okale kadaremo iyara cuslato int badan maskaxda marba dhinac culeskas kadaremi jirey ila dhegta wax iney kababyo yar kujirto oo kale ah anigo kamurgay armuu stroke yahay malmahas habaryarteyda isbital kula jirney cudurkas kudhuftay scan baan isa saaray wax maqabtid ayaa la idhahay markas kadb waxan kalo isku arkaa sida madaxa dhinac inu iqoyan yahay okale ama wax biyo kaso dadanayo qabow yar kadaremayaa marna mel nabar kuyaalo oo kale ayey ixanuntaa
mahadsanidin dr iga raali ahaada qoraalka idinku badiyay asc wr wb
Title: Re: Su'aal: Xanun dhanka maskaxda ku saabsan?
Post by: kaltun-dagan on March 25, 2020, 02:58:10 PM
Asc wr wb doctor ilaa hada jawab kama hayo bal iga talo sii suasheyda kheyr Allah haku siiye