Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caddale on July 27, 2017, 11:53:26 PM

Title: Su'aal: Xasaasiyad iyo tinta oo i daadanayso?
Post by: Caddale on July 27, 2017, 11:53:26 PM
asc dr  mahad hakaa gaarto sida hufan oo ugu taagantahay caawinteena  dre waxaa jeclaystay inaa su.aal kuweydiiyo  taasoo ah dre waxaa qabaa xasaasiyad  misna waxaa isku arkay inay tintu aad iiga daadanayso mudo 3sano ah misna 3sano hadaa isku arkay in tintu qeybta fooda kayaraatay misna inta tintu kayaraatay waxaa kadareemaa xanuun cun cun markaa tinta soo qabto 5 ila 6 tin aa soo go ayso  salxaha ayna ka bilaabatay dhibaatadu dhaqtar hindi ah aa utagay bidaar waaye uu idhahay kaniini propecia uu isoo siiyey 10xabo cml aa ka cunay tin cusub ayaa sobaxday misna dhibkii wuu ihayey lkn masii wadin waa iska joojiyey kaniinkii marka dre maxaa dhibataas keenikaro maxasaasiyadaa mase dabeecadaha bidaarta
Title: Re: Su'aal: Xasaasiyad iyo tinta oo i daadanayso?
Post by: drmire on August 14, 2017, 02:26:51 PM
Caddle walal ilahey caafimad taam ah haku siiyo waxan jecelahy inan kula xiriiro ciwan keyga facebook wa gurmad mire e halke lagaa helaa thanks sxp
Title: Re: Su'aal: Xasaasiyad iyo tinta oo i daadanayso?
Post by: CilmiSabca on September 15, 2017, 02:11:29 AM
Halkaan ka akhriso faahfaahin ku saabsan Bidaarta:
http://bit.ly/2y1VtlW (http://bit.ly/2y1VtlW)