Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gantaal on September 30, 2011, 09:48:26 PM
-
walaala yaal marka hore waxaa mahad dhamaanteet iska leh illaahay marka labaad waxaan salaama yaa una mahad celin hayaa dhakhaatiirta soomaaliyeed sharat mudan walaal su. Aashaydu waa sidan marka aan kaadida dhameeyo waxaa soo raaca inta udam baysa wax yar oo shahwa ah wax xanuun ah oon dareemayo majiro marka aan kaa jahayo ama wax dhabar xanuun ah midna malihi waa na marka aan kaadida dhameeyo oo kali ah dhakhtar ayaan utagay kaadida ayuu iga qaaday wuxuu yiri wax jira ah oo ku jira kaa kaadida malaha ee waa shah wad oobadan darteet waxaana ahay nin reer leh wuxuu i sii yay daawada magacaan leh ( erecta -vit forte) wax isbadal ah na is kama garanin waxaan ka wadaa wali xaalku waa sidii walaala yaal talo iga siiya aaad baad idiinku mahad celinhayaa jizaa kumllaahu khayr
-
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html)
-
Walaal waad mahad san tahay waxaa rabaa in aan ku sii way diiyo waxaan ka caban hayaa ookale biyo bax dag dag ah marka hadii liigitaanka shah wada uu keeno caabuq borstaytka ku jir maladhihi karaa way isla socdaan oo biyo bax dag dag ah waxaa keenaya qanjirk borostaytka iga jaahil tira jiraa kum allaahu khayr
-
Dabcan caabuqa qanjirka borostaytka wuxuu keenaa kacsi la'aan iyo biyo-bax dagdag ah.
Halkaan ka akhriso warbixin ku saabsan dhibaatooyinka borostaytka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html)