Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: DRSALAH on February 09, 2016, 06:53:01 PM

Title: Su'aal: sidee loo daawayn karaa canbaarta dhabarka?
Post by: DRSALAH on February 09, 2016, 06:53:01 PM
?????? ????? ????? ???? ???????
Waxa dhabarka igaga yaalay mudo 6sano ah canbaar sidaa loo daawayn karaa maxa lagu yidhaahdaa English si aan u baadho
Title: Re: Su'aal: sidee loo daawayn karaa canbaarta dhabarka?
Post by: SomaliDoc on February 14, 2016, 03:40:42 PM
Cambaarta waxaa lagu dhahaa af-ka ingiriiska "Ring worm" ama "Tinea" waxaana keeno jeermiska fangaska.
Waxayna ka soo baxdaa meelo kala duwan ee jirka ah, korka, tinta, cidiyaha iyo meelo kalaba.
Fadlana hubi xanuunka aad tilmaantay inuu canbaar yahay, waxyaabo badan ayay isku ekaan karaan, fadlan la xiriir dhkhtar cudurrada maqaarka ah.