Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sumaya60 on June 24, 2016, 12:58:28 PM

Title: Su'aal: Gangrene?
Post by: Sumaya60 on June 24, 2016, 12:58:28 PM
ASC.
after salaam Dr.Mahdi waxaa aad nooga xanuunsan ayeeyadey oo qof waayel ah Mido 12sano sariir saran alxamdullilah, mudo bil laga jooga ayaa waxaa ka bukatay lugta isbitaal wan geynay infection ayaa jira ayay nagu dhahèn meesha dressing laguso sameyay mudadaas dhan daawoyin qalajiyo LA siinaayay fucidin cream waa Lo mariyay. .lkn wax isbadal ah waa laga waayay marka danbe waxay noo sheegen dhaqaatiirta inuu GANGRENE yahay. .
Waxa aan rabay inan Ku weydiiyo cudurka daawo ma leeyahay oo mala daweyn Karaa???
Mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: Gangrene?
Post by: SomaliDoc on July 29, 2016, 12:27:07 PM
Gangrene macnihiisu waa jirka qeyb ka mid ah oo dhimatay, khaasatan hadduu dhiigga ka xirmay.
Gangrene haddii la arko waa in inta dhimatay la gooyo si looga fogaado inuu faafo khaasatan nooca qoyan.