Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Madiino muxudiin on February 12, 2016, 12:12:42 AM
-
Waan idin salaamay
Waan idinkaaga mahad celinaa
Sida sharafta leh aad noo qiimeeysaan
Waxaan ahay Hooyo naas nuujiso
Markaan uurka qaaday ilaa iyo hada Waxaan jeclahay inaan cuno baraf
Ma dhaafi karo
Waxaa liigu dhahay waa caafimaad daro
Lkn aniga hadii aan cunin labo maalin runtii fir fircooni Ma helaayo
Hadii aan cuntada cuno Waxaan iskaaga dajiyaa barafka asagoo aan jab jabiyay
Maxaa igaaga imaan karo barafka
Waad mahad santihiin
-
Arrintaan horay ayaan uga hadalnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6012.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6012.0.html)