Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Garmufo on August 01, 2017, 11:40:26 AM

Title: Su'aal: Madax wareerka sababa Gawaarida raacitankoda?
Post by: Garmufo on August 01, 2017, 11:40:26 AM
Maxaa sababa in Qofka marka uu Gawaarida Basaska waweyn u raaco oo uu mada ku dhex  wareero.


Sideese looga hortagi karaa oo loo daaweyn karaa.?
   
      Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Madax wareerka sababa Gawaarida raacitankoda?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2018, 12:46:28 PM
Gawaarida oo madaxa kugu dhex xanuuno ama ku lalabootid waxaa la dhahaa "motion sickness" waa cillad ay isku arkaan dadka qaar, horay ayaan ugu faahfaahinnay qoraalkaan ee ka bogo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0)