Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibraahim Cabdi on August 01, 2017, 01:04:28 PM

Title: Su'aal: Waxaa i buka carabka hareerihiisa?
Post by: Ibraahim Cabdi on August 01, 2017, 01:04:28 PM
Asc somalidoc ad iyo ad ayad ugu mahdsantihin sida mutadawacnimada ad bulashada ugu faideysan aqontina ilahey ajir iyo xasanad  ha idinka siyo
Inta kadib waxan qabaa sual waxan mudo 5sano ila 2012ki ah i buka carabka gar ahan hareraha dhaqtra badan wan utagay markey ibaran waxba igama shegan gas moyane dawo gas mid carabka la marmariyo ama lugu luqludo iyo vitamino ayey iso qoran wan ku fcnda lkn mudo kadib xaldi wa igu so noqotaa dr waxan ahay 34 jir xasna malihi drs qar ba igu la talaye in an gursado( marka u shahwada ad igu kacsantahay ama an cuntoyinka mqayadaha e kulkul cuna ay aya igu si daran )  hada mudu 2 isbuc kahor ayu ad ixanunay dhaqtar cusub ayan utagay sheybar inti hore ligu diri jiray ayu diray ,  qarash fcn maheysan wan iska tagay cuntoyinki ayan bedelay wax sugo leh ama shah basbaswan iska ilaliyey hada wa so fcnyahay inyar baro baro o kala fog aya igu si dambeya dre maxad igu la talineysa ? Latalin kale o dhanka qumanka ahnna wan u bahna lkn markle ayan so diraya insh allh Mahadsanidin somalidoc.
Title: Re: Su'aal: Waxaa i buka carabka hareerihiisa?
Post by: CilmiSabca on January 03, 2018, 10:46:19 PM
Halkaan ka akhriso jawaabtaada, riix linkigaan:-
https://goo.gl/6LBn9b (https://goo.gl/6LBn9b)
Sidoo kale akhriso linkiyada boggaas ku dhex lifaaqan.