Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: liban abdi on October 10, 2017, 01:34:05 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku dhabar xanuun siigo badan kadib?
Post by: liban abdi on October 10, 2017, 01:34:05 PM
asc ugu horen dhammn doctor rada
iyo Dhaman dadki page kan gacan kageysaty
wn slmaya anigu ku slmya slnta islamka
ASC doctor wxn ahay wiil 20 jir ah
wxn Horey usameyn jiray ilaa 15 jirkeygii
falka xun siikada Lkn axlm hada mudo wan dayey
Lkn doctor waxan isku arkay xanuuno badan
sida dhabar xanuun jirkeyga oo dabacasan
wax xiftin laan murqo xanuun caajis badan
ilaawsho badan ( murugo iyo shoog)
oo hadii wax igu dhaco shoogas igama baxayo
ilaaa aan waxan ku farxo amaba inan is ilaawsiyo
ayan bilaabaa naxdin xun doctor
marka wxn dhiro galin ka helay page kan illahay ha idin cawiyo waxabadan ayan no shegten
marka waxan LA xiririay doctor unable sheegay
Lkn wan kala luqad duwaneyn ikastoo inta badan
 aan is fahnay wuu I baray wuxu na ishegay
inaan cafimad qabo istareskana aan iska yareyo
wuxuna isoo qoray labo kaniini oo ilaa mudo laba
bilood ah soconaya wan ( ENERVIT iyo FLUXEN )
hada wxn isticmaly labo malin doctor
wuxuna ishegay in hormones keygu cadi yihi
doctor Marka illahay khayr badan hakusiyee
isoo jawab
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku dhabar xanuun siigo badan kadib?
Post by: SomaliDoc on October 09, 2018, 08:24:52 PM
Waxyaabaha laga dhaxlo siigada badan horay ayaan qoraal uga hadalnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)