Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mursal Axmed on February 24, 2016, 07:21:53 PM
-
Doctor asc waxan raba inaan ku waydiiyo biyaha gacanta layskaga keeno phyasically qofka wax ma uu yeelaan tusaale ahaan lugohoo dhuudhuubta ama qofkoo caato noqda? Mahadsanidiin
-
Halkaan ka akhriso waxyaabaha la arkay in ay keenaan siigeysiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)