Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaynanyare on February 21, 2020, 03:33:37 PM

Title: Su'aal: Cillad dhinaca maskaxda ah?
Post by: Kaynanyare on February 21, 2020, 03:33:37 PM
Asc wan idin salamay waxaan ka cabanayaa cillad dhinaca maskaxda ah taasoo ah  shay ama qof gaara oo xusuustayda ka baxayn aniguna aan is dhahayo maad ilowdid ka bacdi aan murugoonayaa mana awoodi karo in shaygaas ilaawo arintaas maxay noqon kartaa
Title: Re: Su'aal: Cillad dhinaca maskaxda ah?
Post by: Nimcaa on March 03, 2020, 08:58:45 PM
markaa miyuu kugu soo noqnoqayaa
fakar ahaan qofka aad ugu fakarto ma isku dhawdihiin xidhiidh maad leedihiin