Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu caaisha on March 13, 2016, 11:23:46 AM

Title: Su'aal: Waxan isku arkaaa markaan caadada iga soo dhaahdo?
Post by: Umu caaisha on March 13, 2016, 11:23:46 AM
Asc  dr waxaan  iga jaahil bixisa waxan ahay xaas waxan isku arkaaa marka caadada i soo dhaahay dareen zaid ah. IInan xajiga u bahanahay  cml marka daahirsado caadi aan ahay
Title: Re: Su'aal: Waxan isku arkaaa markaan caadada iga soo dhaahdo?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2016, 10:13:47 PM
Haweenka qaar way dareemaan sidaas, waxayna ku xiran tahay isbadallada hormoonada ku dhaco, dumarka badanaa dabcigooda wuu badalmaa markii ay caadadu soo dhawdahay, qaar dareen ayay dareemaan, qaarne maba dareemaan.
Ma ahan wax cillad ah.