Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: UMUMUNA on January 18, 2018, 12:06:07 PM

Title: SU'AAL: SHAAHA IYO CAAFIMAADKA?
Post by: UMUMUNA on January 18, 2018, 12:06:07 PM
Asc, Soomaalidu aad bey u cabtaa shaa habaddaba shaaha cunada lagu daro ama lagu kabado dhibaato miyuu leeyahay mise faaiido caafimaad ahaan mahadsanidiin?.
Title: Re: SHAAHA IYO CAAFIMAADKA
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 18, 2018, 01:11:33 PM

Umumuna, Shaaha (black tea) in lala istacmaalo raashinka uma roona, waxa laga qaadayaa laabjeex & dheefshiid xum. Sidaadarteed, link-ka hoos kaga muuqda, waxa kabaran doontaa Shaaha wanagsan.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4270.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4270.0.html)
Title: Re: SU'AAL: SHAAHA IYO CAAFIMAADKA?
Post by: UMUMUNA on January 20, 2018, 12:16:04 PM
mahadsanidiin wan ka fa'idaystay.